MAXKAMADDA RACFAANKA GOBOLKA BENAADIR.
DHAGEYSIGA MAXKAMADA RACFAANKA GOBOLKA BENADIR OO U FARIISATAY DHAGEYSIGA EEDDA LOO HEYSTO SAYID CALI MACALIN DA,UUD OO LOO SOO QABTAY INUU GUBAY XAASKIISA OO XAAMILO AH. DHOWR JEER OO LOO FADHIISTAY MAXKAMADEYNTA AYAA WELI LASOO SAARIN WAX NATIIJO AH AMA AY KUQANCAAN DADKA CADAALADDA RABAlY
0 Comments