Halka diin Ee Ugu Cimriga Dheer Aduunka Oo Dhan.
SAWIRKA HORE WAXAA LAQAADAY SANADKII 1886-DII, HALKA SAWIRKA LABAAD LAQAADAY 2024-TA
WAXAA LOO YAQAANAA MAGACA [JONATHAN] WAANA XAYAWAANKA KALIYA EE UGU CIMRIGA DHEER MAANTA ADUUNKA OO IDIL WAANA DIIN CAAN AH WUXUU DHASHAY SANADKII 1883-DII WUXUU MAANTA JIRSADAY DA,DIISA 192 SANO JIR .
WUXUU SOO NOOLAADAY DAGAALKII 1,AAD IYO KII 2,AAD EE ADUUNKA WUXUU GOOBJOOG U AHAA KACAANKII RUUSHKA.
MUDADII UU NOOLAA UK 🇬🇧 WAXAA SOO MARAY 7 BOQOR HALKA MAREYKANKA AY SOO MAREEN 39 MADAXWEYNE .
SIDOO KALE WUXUU SOO NOOLAADAY CASRIGII KHILAAFADII CUTHMAANIYIINTA
DIINKAAN AYAA CIMRI AHAAN 100 SANO KA BADAN KANA WEYN ISRAEL OO LA AASAASAY 1948-DII IYO DALAL BADAN OO ADUUNKA KU YAALO.
● ENGLISH
The oldest TORTOISE in the world.
FIRST PICTURE WAS TAKEN IN 1886, WHILE SECOND PICTURE WAS TAKEN IN 2024. HE IS KNOWN BY THE NAME [JONATHAN] AND HE IS THE ONLY ANIMAL WITH THE LONGEST LIVESTOCK IN THE WORLD TODAY AND HE IS A FAMOUS TORTOISE HE WAS BORN IN THE YEAR 1883 HE WAS 192 YEARS OLD TODAY. HE SURVIVED THE 1st AND 2nd WORLD WARS AND HE WAS A PART OF THE RUSSIAN REVOLUTION. DURING THE UK 🇬🇧 7 KINGS HAVE PASSED WHILE THE UNITED STATES HAVE PASSED 39 PRESIDENTS. IT WAS ALSO REVIVED DURING THE OTTOMAN DUPLICATION. THIS TORTOISE IS MORE THAN 100 YEARS OLD IN ISRAEL WHICH WAS FOUNDED IN 1948 AND IN MANY COUNTRIES IN THE WORLD.
0 Comments