Dowladda [falastiin] oo loo ogolaaday iney xubin ka noqoto Qaramada Midoobay.
●Newyork (itaalonline.com)
Golaha guud ee jamciyadda quruumaha ka dhaxeysa ayaa Siweyn utaageeray Xubinimada Falastiin ee Qaramada Midoobay .iyadoo Golaha Lugula Taliyay Iney Arinkaan Si Wanaagsan U eegaan.
Qaraarkii Golaha Guud Ee Shalay Oo Ay Codkooda Ka dhiibteen Dhamaan 193-da Xubin Ee Golohu Ka Koobanyahay.Waxaa HAA ugu Codeeyay 143 Dowladood Waxaa Diiday 9 Wadan Oo Ay Ku Jiraan Israel iyo Mareykanka.Halka 25 Dowladood Ka Aamuseen.
Qaraarkan Ayaa Falastiin Siinaya Xubinimo Buuxda Hadii La,ansixiyo.
0 Comments